Bandhigga Buugga "SAAMEYNTA DHAQAALE EE CORONA VIRUS" july 2022, Maansoor Hotel


















 Waxa si qurux badan noogu qabsoontay bandhigga buugga SAAMEYNTA DHAQAALE EE CORONA VIRUS oo uu qoray Bashir Mohamed. Waxa aan u mahadnaqaynaa Wasaaradda Maaliyadda, Hiilpress, Colorzone iyo Xisbiga Kulmiye oo qayb weyn ka qaatay xafladda daahfurka oo ka dhacday Maansoor Hotel, Hargeisa.

Comments

Popular Posts