Somaliland Economic Forum

On 12 Sept, 2022 President Muse Bihi officially opened the  Somaliland Economic Forum, which this year is focused on "Resolving economic problems with sustainable solutions" it will run for  three consecutive days at Ambassador Hotel, Hargeisa. It was attended by government financial institutions, banks, insurance companies, remittances, ESAC team and other stakeholders.

Madaxwayne  Muuse Biixi, waxa uu si rasmiya u furmay shirka madasha dhaqaalaha Somaliland, oo sanadka diiradda lagu saarayo "Xallinta dhibaatooyinka dhaqaale  iyo Helida xal waara" waxa uu socon doonaa saddex cisho oo xidhiidha. Waxa ka qaybgalaya hay'addaha dhaqaalaha dowladda, baananka, shirkadaha caymiska, xawaaladaha, bahda ESAC iyo daneeyayaal kale.




Comments

Popular Posts