Xafladda Bandhigga Buugga "REJADDA SII LUMAYSA " Haldoor Hotel, Borama

Xarunta ESAC waxa sharaf u ah in ay soo bandhigto buugga REJADDA SII LUMAYSA, oo uu qoray Xamse Yassin oo ah xubin calanside u ah dhanka qoraalka buugaagta. Buugga REJADDA SII LUMAYSA, waa buug lagu iidaamay sheeko macaan badan oo af farshaxameed dhedhen leh, lagu dhigaaliyay. Waxa aan u mahadnaqaynaa ka soo qayb galayaashii daahfurka buugga iyo martida qiimaha badnayd. 

ESAC is honored to present the book REJADDA SII LUMAYSA, authored by Hamse Yassin. We are grateful to those who attended the book launch and our valued guests.














Comments

Popular Posts